Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii laga shakiyay ee Mareykanku qarxiyeen

Ciiddanka cirka ee dowladda Maraykanka oo adeegsanayay diyaarado dagaal ayaa burburiyay buufinkii looga shakiyay basaaska ee maalmahan dul heehaabayey qeybo kamid ah hawada Sare ee Maraykanka. Dowladda Shiinaha ayaa durba si weyn uga carrootay go’aanka dowladda Mareykanka ku burburisay buufinta ay ka shakiyeen, waxa ayna Shiinaha ku tilmaameen tallaabada Mareykanka qaadeen mid laga fiicnaa. Wasaaradda … Continue reading Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii laga shakiyay ee Mareykanku qarxiyeen